Kooxda kubada cagta Arsenal ma sii dheelaysan doonaan 5 tan kulan ee xariirka ah ay badiyeen premier league? Maalinta sabtida 24 bishaan oo ay la ciyaari doonaan kooxda newcastel. oo ayaamahaan ka taalo oo sidii sanadkii hore aan aheyn. Akhristow adigaan ku deyney wixii fikirkaaga ah noogu reeb commentiga.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *