Brighton oo 5-0 oga adkaatey kooxdii sheffield oo aya maqti u aheyd. Brighton oo ku jirta mid ka mid xili cayaareedkood ugu sareeyey ayaa hada ku jirta kaalinta 7 ee horyaalka premier league. Dany Welbeg ayaa hogaamiya weerarka Brighton galabtana dhaliyey gool ka mid goolasha ay ku soo badiyeen.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *