Jimcihii la soo dhaafey ayaa cayaar adag dhex martey labada naadi ee ka tirsan kooxaha heerka koowaad. kuwaas oo kala ah AFC iyo Mardo ku kulmay garonka caalimadaga ee Dr Waaberi stadium oo ay guusha ku raacdey kooxdii u qalantey oo dadaal dheeri ah la timid.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *