Sir Jim Ratcliffe ayaa helay ogolaanshaha maamul FAga ingiriiska insiintii la soo dhaafey. Ratcliffe ayaa hada soo bandhigey qorshayaashiisa wax ka bedelka naadiga iyo dib u baheyntiisa ka dib ansixintiisa iibsashada naadiga.

asagoo ka bilaabey in uu keeno sport direktar cusub iyo in uu go aano ka gaaro inta cayaartoy naadiga u baahan yahey in loo soo iibiyo isagoo balan qaadey in uu lacag gelin doono kooxda iyo xarumaheed kala duwan sida akedemiyada iyo garoomanka kooxda.

waxaa kale uu balan qaadey in uu yareyn doono saameynta familka Glazer oo naadiga la degey sanadihii u dambeeyey ay maamulayeen.

wixii warar sports ah kala soco fotboll.net mar walba iyo meelkasta

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *