Waxaa galabta cayaar xiiso badan wada cayaarey labada naadi ee kala ah FC Al Ahli iyo FC Idow. Cayaartaas oo ka tirsan horyaalka South west state taasi oo ka dhacdey caasimada gobolka bakool ee xudur. Cayaarta oo xiiso gaar ah laheyd ayaa labada kooxdoodba dadaal dheeli muujiyeen. Al Ahli ayey guusha raacdey ayagoo ku adkaadey 3 gool halka kooxda FC iidow ay la timid hal gool oo kaliya

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *