Arsenal iyo Manchester united ayaa ku dagaalamaya saxiixa cayaaryahan Matthijs de Ligt oo ka tirsan kooxda Bayer munich. Waxaa la sheegay in uusan ku faraxsaneen joogista uu joogo Munich wuxuu rabaa in uu baxo xagaaga soo socdo. Matthijs de Ligt  ayaa kaliya ku soo bilaabtey 11 cayaartood xili cayaareedkaan hada socdo tababare Tuchel ayaa ka door bidaya Upamecano iyo Minjae Kim safka koowaad ee daafaca dambe hadana warar kale ee soo baxaya waxey sheegayaan in laga ii doorbidey Dier oo hada suuqii January yimid. Erik tenhaag ayaa aad u doonaya cayaaryahankaan maadaama uu macalin u ahaa xili ajax ay isla joogeen waana ninka soo saarey oo dunida barey.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *