Chelsea ayaa xalay ku badisay 3-1 oo ay ku garaaceen kooxda Crystal place oo gool ku hormartey cayaarta qeynteedi hore. lkn isku soo noqoshadii cayaarta ayaa chelsea ku soo gashay dar dar cusub iyo weeraro joogto ah kaasi oo daqiiqadii 47aad ayuu Gallager goolka bar baraha u dhaliyey kooxdiisa chelsea hadana daqiiqadii 91 ayuu goolkii guusha u dhaliyey kooxdiisa. Enzo fernandes ayaa cayaarta sii dilay oo dhaliyey daqiiqadii 94 aad taas oo ku soo dhamaatey guul raaxo leh oo chelsea ku gaartey away guriga Crystal palace ee Sellhurts Park.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *