Ururka kubada cagta ee African nations oo loo soo gaabiyo CAF ayaa ku casuumey Madaxeynaha xariirka kubada cagta ee Soomalia Cali Cabdi Maxamed (Cali shiino) cayaartii finalka ahey ee shaley ka dhacdey dalka Ivory cost ee garoonkooda caanka ah ee Alassane ouattara stadium oo loogu magac darey madaxweynahoodii hore. Madaxweyne Cali shiino oo matalayey dalka ee Somalia ayaa xalay si weyn uga qeyb galay daawasha cayaarka finalka aheyd ee African Cup of nation.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *