Kooxaha kubada ee premier leage oo kala ah Chelsea iyo Liverpool ayaa ku dagaalamaya saxiixa cayaarahanka khadka dhexe ee Newcastel united Bruno Guimaraes. Cayaaryahankaan reer Brasil ayaa doonaya inuu ka tago naadiga Magpies inkasto ay Newcastel ku rabto lacag aad u badan 100 milyan oo gini taasi oo u dhow intii Chelsea ka bixisay Caicedo ama Enzo fernandes. Hadii ay bixiyaan qarash ay ku New castel dooneyso way u fasixi doonaan xaagaaga soo socdo inkasto uu cayaaryahanka rabey in uu baxo janaayo.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *