Xulka qaranka Ivory cost oo markii sadexaad ku guuleystay Afrikan cup of nation cayaar aad u xiiso badneyd oo u dhaxeysay Ivory cost iyo Nigeria. Cayaartaas oo ay Nigeria hogaanka u qabatey daqiiqadii 38 aad ka dib gool uu dhaliyey cayaaryahanka daafaca ka cayaara ee W. Troost-Ekong waxaana lagu kala nastey 1-0 oo ay Nigeria hogaamineysay. Markii la isku soo noqdey ayey Ivory cost weerar badan ay soo qaadeen ka dib waxaa u suuro gashey in helaan goolkii bareejada oo uu dhaliyey cayaaryahan F. Kessié daqiiqadii 62aad. ka dibna goolkii guusha uu dhaliyey cayaaryahan S. Haller daqiiqadii 82 labaad.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *