Arsenal ayaa galabta 6-0 ugu badisay kooxda West ham oo ay ka wada dhisan yihiin magaalada london kooxda Arsenal ayaa u muuqato sanadkaan xoog horyaalka u socdo runtii isbuucii hore waxay garaaceen liverpool maantana west ham nus dersin goolal ka dhaliyeen , tani waxay muujineynaa in arsenal ay ku jirto xili cayaareed aad u fiican oo ay ku raaxeysanayaan kubada. Horyaalka ingiriiska oo sii kululaadey ka dib markii shaley city soo badisay maanta arsenal tartankana wuxuu inta badan u dhaxeyn doonaa labadaan kooxood inkastoo liverpool ay ku jirto hadana ma lahan awood labadaan kooxood ee hada la soo shirtagayaan,

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *