kooxda kubad cagta ee Real madrid oo sii dheeraysatey hogaanka La ligaha ka dib markey 4-0 ku garaaceen kooxdii la tartameysay ee Girona. cayaar aad u xiiso badan ayey aheyd oo real madrid ku marti gelisay kooxda Girona oo sanadkaan wacdaro ka dhigaayo horyaalka reer spain ee La liga. Inkastoo uu dhaawac soo gaarey laacibka bandhigiisa fiican ku jiro ee Jude Bellingham oona laga saarey cayaarta ayaa wali wax war ah ka soo bixin kooxda Real madrid oo ku saabsan xaalada dhaawaca xidiga.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *