Erling Haaland oo labo gool ku dhaliyey naadiga Everton cayaatii daqiiqado ka hor soo idlaatey cayaartaas oo dhexmartey labada naadi ee Manchester city iyo Everton oona ka dhacdey garoonka citizenska ee loo yaqaan Etihad stadium. Waxaa aad loo dareemey soo noqoshadii kubad sameeyaha weyn ee Kevin D Bruyne kaasi isbedel weyn ku sameeyey naadiga City oo hada la wareegay hogaanka premeir leaga, ka dib dhaawaciisa wuxuu ka caawiyey naadiga in ay dib ula wareegaan hogaanka.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *