Naadiga chelsea oo xalay cayaar aan la arkin soo bandhigtey kuna tumatey kooxdiii ka soo horjeeday ee Astonvilla. Cayaar ka dhacdey Vila park oo ah guriga kooxda Aston vila oo sanadkaan wax daro ka dhigeysa premair leage in kastoo xaley laga cirib tirey koobkii Fa cupka. Tani wado ma u sii furi doontaa Manchester united oo ay kulmi doonaan maalinta axada ee fooda nagu soo haysa kulan premeir leage ah .Aston vila waxey ku jirtaa kaalinta afaraad ee loogu soo baxo champions leage halka manchester unitedna dooneysaa kaalintaas in ay ugu yaraan imaato sanadkaan,

waa wargeyskii cayaaraha ee footbool.

By Admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *